4th Annual Commencement Ceremony

Waxaan u mahadcelinaynaa ka soo qeeybgalayaasha xafladdii lagu sagootinayey Dufcadda 4-Aad ee Ardayda Jaamacadda Somaville oo ay ugu horreeyaan: Guddoonka labada Aqal, Xildhibaanada Baarlamaanka JFS, Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobalka Benaadir, Danjirayaasha, Waalidiinta, Wakiilada Jaamacadaha Dalka, Culamaa-Udiinka, Haweenka, Dhaliyarada, Ururada Bulshada, Ganacsata, Iskaashatooyinka, Bahda Saxaafadda, Hobalada Waaberi Iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed taageerada ay u fidiyeen ardaydada Jaamacadda #Somaville.

#SomavilleClassof2021

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top