Author name: Admin

Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka.

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Seminaarka ayaa ka dhacay hoolka seminaarada ee jaamacadda somaville. Sidoo kale jaamacadda ayaa sanadwalba qabata tartannada ramadaanka ee ka baxa idaacadda kulmiye, si loo kobciyo garaadka ardayga soomaaliyeed Jaamacaddu waxay sii wadi doontaa kobcinta garaadka ardayda soomaaliyeed waana

Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Read More »

6th Annual Commencement Ceremony

Waxaan u mahadcelinaynaa ka soo qeeybgalayaasha xafladdii lagu sagootinayey Dufcadda 6-Aad ee Ardayda Jaamacadda Somaville oo ay ugu horreeyaan: Guddoonka labada Aqal, Xildhibaanada Baarlamaanka JFS, Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobalka Benaadir, Danjirayaasha, Waalidiinta, Wakiilada Jaamacadaha Dalka, Culamaa-Udiinka, Haweenka, Dhaliyarada, Ururada Bulshada, Ganacsata, Iskaashatooyinka, Bahda Saxaafadda, Hobalada Waaberi Iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed taageerada ay u

6th Annual Commencement Ceremony Read More »

Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad

Ardayda Kuliyadda Qalliinka iyo daawada ee Ms20 Batch 6, ee Jaamacadda Somaville ayaa maanta qabtay Barnaamij ka kooban ilaa saddax qeybood oo kala ah: Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad. 250 Ruux ayaa ka faa’iideystay oo si lacag la’aan ah ardayda ay ugu sameeyeen baaritaanadii ay u baahnaayeen, waxaana dadkii laga helay loo

Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad Read More »

Somaville Championship

Jaamacadda #Somaville ayaa galabta soo gaba-gabeysay tartanka kubadda Cagta ee ardayda dhigata jaamacadda #Somaville_Championship oo loo qabtay ilaa 16 kooxood oo ka kala socday kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda #Somaville isla markaana tartankaan cayaarayay muddo bil ah. Guddoomiyaha Jaamacadda #Somaville Dr Cabdi nuur Sheekh Axmed iyo Maamulaha guud ee Jaamacadda Somaville Dr Cabdi Samad Sheekh

Somaville Championship Read More »

Scroll to Top