Munaasabadda Todobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda Somaville ayaa maanta lagu soo gaba-geyay Magaalada Muqdisho, waxaan halkan uga mahad-celinaynaa dhamaan ka soo qaybgalayaashii munaasabadda, Gudiga Qabanqaabada iyo Saaxiibada Somaville.
“Doorka dhaqanku waa qaabka aynu bulsho ahaan uga fikirno cidda aynu nahay, halka aynu joognay, iyo halka aynu rajaynayno”. Wendell Pierce






































































































































































