Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka.

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Seminaarka ayaa ka dhacay hoolka seminaarada ee jaamacadda somaville. Sidoo kale jaamacadda ayaa sanadwalba qabata tartannada ramadaanka ee ka baxa idaacadda kulmiye, si loo kobciyo garaadka ardayga soomaaliyeed Jaamacaddu waxay sii wadi doontaa kobcinta garaadka ardayda soomaaliyeed waana

Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Read More ยป