Events

Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka.

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Seminaarka ayaa ka dhacay hoolka seminaarada ee jaamacadda somaville. Sidoo kale jaamacadda ayaa sanadwalba qabata tartannada ramadaanka ee ka baxa idaacadda kulmiye, si loo kobciyo garaadka ardayga soomaaliyeed Jaamacaddu waxay sii wadi doontaa kobcinta garaadka ardayda soomaaliyeed waana

Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Read More »

Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad

Ardayda Kuliyadda Qalliinka iyo daawada ee Ms20 Batch 6, ee Jaamacadda Somaville ayaa maanta qabtay Barnaamij ka kooban ilaa saddax qeybood oo kala ah: Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad. 250 Ruux ayaa ka faa’iideystay oo si lacag la’aan ah ardayda ay ugu sameeyeen baaritaanadii ay u baahnaayeen, waxaana dadkii laga helay loo

Baaritaanadda Sokorta, Dhiigkarka, iyo sido kale Wacyi-galin cafimaad Read More »

TODOBAADKA DHAQANKA

Munaasabadda Todobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda Somaville ayaa maanta lagu soo gaba-geyay Magaalada Muqdisho, waxaan halkan uga mahad-celinaynaa dhamaan ka soo qaybgalayaashii munaasabadda, Gudiga Qabanqaabada iyo Saaxiibada Somaville. “Doorka dhaqanku waa qaabka aynu bulsho ahaan uga fikirno cidda aynu nahay, halka aynu joognay, iyo halka aynu rajaynayno”. Wendell Pierce

TODOBAADKA DHAQANKA Read More »

Scroll to Top