8th Annual Commencement Ceremony
Coming Soon
Waxaan u mahadcelinaynaa ka soo qeeybgalayaasha xafladdii lagu sagootinayey Dufcadda 6-Aad ee Ardayda Jaamacadda Somaville oo ay ugu horreeyaan: Guddoonka labada Aqal, Xildhibaanada Baarlamaanka JFS, Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobalka Benaadir, Danjirayaasha, Waalidiinta, Wakiilada Jaamacadaha Dalka, Culamaa-Udiinka, Haweenka, Dhaliyarada, Ururada Bulshada, Ganacsata, Iskaashatooyinka, Bahda Saxaafadda, Hobalada Waaberi Iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed taageerada ay u …
Waxaan u mahadcelinaynaa ka soo qeeybgalayaasha xafladdii lagu sagootinayey Dufcadda 4-Aad ee Ardayda Jaamacadda Somaville oo ay ugu horreeyaan: Guddoonka labada Aqal, Xildhibaanada Baarlamaanka JFS, Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobalka Benaadir, Danjirayaasha, Waalidiinta, Wakiilada Jaamacadaha Dalka, Culamaa-Udiinka, Haweenka, Dhaliyarada, Ururada Bulshada, Ganacsata, Iskaashatooyinka, Bahda Saxaafadda, Hobalada Waaberi Iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed taageerada ay u …
1st convocation GREAT DAY FOR SOMAVILLE GRADUATE. Today Wednesday 10th October was our 1st convocation with more than 560 students graduated from different including faculties including computer science & IT, Health Sciences, and humanities and social sciences. More than 2700 guests including students, parents, local and international institutions, members of parliament, government officials, and members …