Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Somaville
Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Somaville ee magaaladda Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay.
Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Somaville ee magaaladda Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay.
Jaamacadda #Somaville ayaa galabta soo gaba-gabeysay tartanka kubadda Cagta ee ardayda dhigata jaamacadda #Somaville_Championship oo loo qabtay ilaa 16 kooxood oo ka kala socday kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda #Somaville isla markaana tartankaan cayaarayay muddo bil ah. Guddoomiyaha Jaamacadda #Somaville Dr Cabdi nuur Sheekh Axmed iyo Maamulaha guud ee Jaamacadda Somaville Dr Cabdi Samad Sheekh …
Somaville Handball Team won the final round of Somali Handball Federation’s tournament for Universities with 29:19 against Daaha Team.
Somaville Handball Team won the final round of Somali Handball Federation’s tournament for Universities with 29:19 against Daaha Team.