Author name: Admin

TODOBAADKA DHAQANKA

Munaasabadda Todobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda Somaville ayaa maanta lagu soo gaba-geyay Magaalada Muqdisho, waxaan halkan uga mahad-celinaynaa dhamaan ka soo qaybgalayaashii munaasabadda, Gudiga Qabanqaabada iyo Saaxiibada Somaville. “Doorka dhaqanku waa qaabka aynu bulsho ahaan uga fikirno cidda aynu nahay, halka aynu joognay, iyo halka aynu rajaynayno”. Wendell Pierce

TODOBAADKA DHAQANKA Read More »

4th Annual Commencement Ceremony

Waxaan u mahadcelinaynaa ka soo qeeybgalayaasha xafladdii lagu sagootinayey Dufcadda 4-Aad ee Ardayda Jaamacadda Somaville oo ay ugu horreeyaan: Guddoonka labada Aqal, Xildhibaanada Baarlamaanka JFS, Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobalka Benaadir, Danjirayaasha, Waalidiinta, Wakiilada Jaamacadaha Dalka, Culamaa-Udiinka, Haweenka, Dhaliyarada, Ururada Bulshada, Ganacsata, Iskaashatooyinka, Bahda Saxaafadda, Hobalada Waaberi Iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed taageerada ay u

4th Annual Commencement Ceremony Read More »

Scroll to Top